Ra’isul Wasaare Dal oo Dhagax Madaxa looga dhaawacay !! (Daawo Sawirada)

Ra’isul Wasaaraha dal yar oo ku yaal koonfurta Kariibiyaanka ayaa isbitaal loola cararay kadib markii dhagax weyn madaxa looga dhuftay xili uu kusoo dhawaaday dad dhigayay banaan bax ay uga soo horjeedeen habka loo maareenayo talaalka Covid-19. Ralph Gonsalves, oo ah Ra’isul Wasaaraha dalka yar ee ka kooban jaziiradaha St Vincent and Grenadines, ayaa dhagax … Continue reading Ra’isul Wasaare Dal oo Dhagax Madaxa looga dhaawacay !! (Daawo Sawirada)